Zum Inhalt springen

6. Dez. 2018, Endlich eine eigene Wohnung mit RA Dangmann

  • von
endlich-whg-arabisch

Ugu danbayn guurigaaga !
Magangelyo doonka in badan ku noola guri ay.
Kijada, Musqusha, iyo qolka Jiifku qof kale ama qaar kale la wadagaan ay tahay.
Ee aan ku qanacsayn ? Sidee Guri lagu helikara? Maxay tahay heshiis kiro marka la galayo in la iska ilaaliyo? Intee qiimaha kiradu ugu sarayn noqon karaa? Siday maxa tahay (nebenkosten) lacagta qashinka iyo biyaha? Maxaad samayn karta hadii uu ku dhaho mulkiilaha guriga ka guur guriga ?Kuwan iyo suaale kale ayuu raba in uu inooga jawaabo Garyaqaan (loyar) Herr Dangmann (Deutscher Mieterbund) Laanta kirada ee jarmalka. Habeen ka warbixin ta Maganelyo doonka iyo kuwa jarmalka ah ee caawiyaba.
Goorma? 6 Diisanber 2018, 18 saac ilaa 19:30
Goobta? Dreifaltigkeitsgemeinde, Adanauerring 3
Helferkreis Asyl Worms ´e.V. www.asylworms.de
Dhiirigelungta waxa iska leh Wasaarada qoyska, haweenka, dhalinyarada, isdhexgalka iyo difaaca macaamiisha.

Endlich eine eigene Wohnung !
Welcher Flüchtling, der lange sein Zimmer, die Küche, das Bad… mit anderen Menschen teilen musste, wünscht sich das nicht?

Wie findet man eine Wohnung? Was muss man bei einem Mietvertrag beachten? Wie hoch darf die Miete sein? Wie ist das mit den Nebenkosten? Was tun, wenn der Vermieter die Wohnung kündigt?

Diese und weitere Fragen will Rechtsanwalt Dangmann (Deutscher Mieterbund) bei unserem Informationsabend für Flüchtlinge und ihre deutschen Unterstützer beantworten.

Wann?            Am 6. Dezember 2018, 18 Uhr bis 19.30 Uhr

Wo?                Dreifaltigkeitsgemeinde, Adenauerring 3

Helferkreis Asyl Worms e.V. www.asylworms.de

gefördert vom Ministerium für Familie, Frauen, Jugend, Integration und Verbraucherschutz

endlich-whg-arabisch